laba isku wa caanoo
nolol wadaagaa
wanaasanaa wehel jaceylee
wacad la qaadoo lagaana
weecdaa jaceylka wiiqee
waxyeeladiisaa laysku
waayaa wadajirkeenuu
danteena weeyee
ila wad caashaqa
danteena weeyee
wada hadiiqoo
wadnaha iyo beerkaa
waraabinayaa wehel
jaceyley wacad laqaadoo
lagaana qaadaa jaceylka wiiqee

Exit mobile version