VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehel - Lyrics

inanyahay wacanidaa oo wanaag banidaa oo wajigaagu quruxsanidaa oo warkaagu fiicanaa waa waxan jeclaadayoo kuugu war wareegayoo qalbigeyga ku weyn tahaye inan yahay ila wadaag ila wad wadoo ila wal waal oo wehel caashaq ii ahow aan waligeen wada jirnee
Queue is empty
-- / --