VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaliimo xaax - Lyrics

xaliimoy xaax xabadka isaar xaax aan kuu raxeyee xaax xabadka isaar xaax xaliimoy kaalay ila xaajoo xaax xabadka isaar xaax ala xaax xaliimoy kalay ila xaajoo xabadka isaar saaxiibtay baad tahay xaliimoy xalay dhan baan baas kaa ku dhafray xaliimoy kaalay ila xaajoo xaliimoy mise xamdi baan kaa raacaa xageen ku geeyaa xaliimoy naayaa xaliimoy xabaalaha hoostiisa mise sariirta korkeeda xaliimo xawa ha is ciil xumeenin xawa ha is ciil xumeenin ileen xaas kaygaa tahay ha xanaaqin xaliimoy xaax kalay isii xabadkaa isaar xaax aankuu raaxeeye xaax xabadka ii salaax xaax xaliimoy kalay ila xaajoo xaax xaliimoy xaax kaalay ila baashaal xaax aan damaasheed ah kabax xaax xalimo xaas kaygii bad tahay xaasid ha igu noqonin xaliimo xiskaan kugu hayaa xaliimo xoog ha isoo saarin xashi camal ha iga bi in xalimo ha iga xanaaqin xalimo naaya xalimo xiskaygad ku taalaa naayaa xeerkad iga jogtid iga dhoor xanjo camal yaanan ku calan jin xalimo xujo ha igu xirin xabsi ha igeen xaas kaygad tahay ha iga xanajin iska daa hee xalimoy xaax xagen ku geya xaax gurigayga marabtaa xaax kalay xabadka aan ku saaree xaax xaliimoy xaax
Queue is empty
-- / --