Heesta Aan kala hubsado - Lyrics
hoheey waan lumoo
hafadbaan ahoo
hirbay laacayee
inaan ahay habeen
iyo inaan hibooy
kula hawl yarayn
aan kala hubsado
waan hawl badnoo
hadhka maalintii
hadaanan ku arag
naftaan hiifayaa
inan ahay hacoo
iyo inaan sidaa
ku haaagsanay
aan kala hubsado
maahee aan kala hubsado
oo aan kala hubsado
markay tahay habeen
waan hanuunsanoo
hilibkaygiiyeey
halkaad joogtiduunbaa
la iga soo helaaa
kaama hagar li'iye
waxaad i huwissyo
hanqalka iigu wacan
aan kala hubsado
maahee aan kala hubsado
oo aan kala hubsado
guurka hortii
arin kugu habsaday
nina ma heetiyee
miyaad iga hadhoo
ma waxaanan hayn
ayaan haybiyaa
miyaan haybiyaa
aan kala hubsado