VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buliyeey Shimbiryahay - Lyrics

buliyeey shinbiryahay maris barakalaad tahay oo bishaaro sheegtoo iyo buuro malabeed warkaan buuran gaadoo adigaa wax baal laba buuro malaba ahoo wayn na dul geeya buuxee bal aan kuu tilmaamee biro madax ma yuubtoo dharka biid ma xidhatoo dibnaha bey ma marisee timo baar madawbaa bidix looga feedhaa iga soo bogsiiyoo gu baldhiidhe weeyee hawd beesha daaqdiyo beeyadii nugaaleed guudh bari guntiisoo kor u soo boqooloo bulsho udub ka raacoo juba baalaheediyo wabiyada ka baadhoo biro madax ma yuubtoo dharka biid ma xidhatoo dibnaha bey ma marisee baliyadii banaanaa ceelkii bulaaliyo babacyad hurdaysane faafan baadi gooboo beeqaaq hundaha oo banka qaydaree sare beeraha wajaaliyo bada soo wareegoo
Queue is empty
-- / --