VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bulliyeey - Lyrics

adigaa wax baad laba buur malaba ahoo la dul geeyo buuxee bal aan kuu tilmaamee baadiyeey ku nooshahay boqol kala bax weeyaan isha buuxinaysoo barkadii cadaydiyo boqorkiyo dhaclihii hore ayaan garan bildhaantee iga soo bogsiiye buliyeey shinbiryahay u baldhiidhe weeyee hawd beesha daaqdiyo beeyadii nugaalee baad bari guntiisoo kor u soo boqooloo bulsho udub ka raacoo juba baalaheediyo wabiyada ka baadhoo timo baar madawbaa bidix looga feedhaa iga soo bogsii buliyeey shinbiryahay baliyadii banaanaa ceelkii bulaaliyo babacyad hurgayskiyo faafan baadi gooboo beeqaa humdaha oo banka qaydaree sare beeraha wajaaliyo bad ka soo wareegoo bandar kuuma dirayee biro madax mayuugtoo dharka biid ma xidhatoo dabnaha biyo ma marisee
Queue is empty
-- / --