VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalyow Marnaba - Lyrics

gawraha habeenkii gidaeada cidlaa ka goohayoo hadiy dabayaal nafta ugu gabyoo ku geeraaraye gabadhyahay marnaba hay guumaysanine oo iiga go gantaalahaa oo iiga gantaalahaa garan maayo waxa igubee gartayo walah bilahi adayi gubeee garan maayo adaa gube garanayoo adaa gubee sida looma galo nafaad gararyeneey ugalomoon taye wuxuunba ugurmadaa ruux geeriyoo hoos yaal godkee gacal tooyadii garanweydayo waad gees martee caqligaanad galin nabsig gudaa uku garab sadaa dhaxaan gabadayoo waxaad gayataba gudka uriee goortaan is idhi waad gaadhey nabaad geedigi wade
Queue is empty
-- / --