VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gareexo - Lyrics

Geesi iyo hanad baa la gaboobsadaa rag ninkii wax garad ah la garwaaqsada waa nin gala abaaloo gudi kara wanaagoo sama kuugu gargaaree gareexiyo adoon godoob u maleeyn howsaha ilaa gal ama gooni noqo aan kaa go'ee Alla aan kaa go'ee ama gooni noqo aan kaa go ee Galad iyo ayaan baa lagu guursadaa talo aad gorfeysaa geed lala tagaa runta laga garabaa leys kuma gayaxoo gees lagama eegeee gareexiyo adoon godob u maleeyn howsha ila gal ama gooni noqo aan kaa go ee aan kaa go eee Gaban maayoo aniguyee adaa kuu golee jaceelbaa i gubayee adna ii garoo ha iigu noqon nin geed adag aan go'i kareeninoo gacma daalinaayee gareexiyo adoon godob u maleeyn howsha ilaa gal ama gooni noqo aan kaa go eee aan kaa go eeee
Queue is empty
-- / --