VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad - Lyrics

Iyadoo dadka wada Gam een waxan saqda Dhexe ugudaya gowraha Uga heesayaa X2 Habeenka labadiisa Galin waxan kuugu Gobyayaa inaan Gacan kaa helee X2 Gobaaday talo aad Goysaa go'aan keedii Ahaa haguuro hasii Galbado X2 Waxaan gabal dhaciyo Waa amase gudcur iyo Cadaba buuraha uga Soo gudbaa X2 Gabdhihi iila kaa sinaa Waxan uga gaab sadee Waliba godobta uga Galay X2 Inaan garab kaa heloo Go'doomee isoo dhaw- Aysoo gantaalaha Iga jartaa X2 Gobaaday talo aad Goysaa go'aan keedii Ahaa haguuro hasii Galbado X2 Iyadoo dadka wada Gam een waxan saqda Dhexe ugudaya gowraha Uga heesayaa X2 Habeenka labadiisa Galin waxan kuugu Gobyayaa inaan Gacan kaa helee X2 Gobaaday talo aad Goysaa go'aan keedii Ahaa haguuro hasii Galbado X2
Queue is empty
-- / --