VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ha Naloo Garnaqo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Dhuule
Ha Naloo Garnaqo

waxaan goconayaa xaal
gaboobay iguur furee
gudiyaay maqloo
hana naloo gar naqo
aniga iyo gacaladey
hanaloo gar naqo
gacaladaeydii aan
lahaa nacab ka goo
anigay guhaad iyo
colaad ii geysatee
anoo gubayneyn bey
giiratayoo igilgishaa
gabalkii dhaciyo waagii
gaduudataba igiribsa
waxaan diidayaa doqonimada
iyo hibooy dalabsigee
waxaan donayaa nolal
daacadiyo isku duubnidee
door baan bidee ama
ila dadaal ama haba dagte
doonidaa burburi
waxaan diidayaa
inaan kaa durkoo
sida dowri aar
dibadaha maree
waxaan doonayaa
dawladeeydiiyeey
inaan kaa dugsado
nacab daalinee
door baan bidee
ama ila dadaal
ama haba dagtee
doonida burburi
adigoo kale lama abuurin
meel olashaad ku reebtay
mala amaanteydii
waaba eedee erayadaydaad
amarka saartee
aramideeyda waad
u aayartee ina rag
waa kii adkeystee
kaa oofsadey

codkii Omar Dhuule