VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadeynan - Lyrics

nin haween jeclaaday hawliyo dhibaatiyo waay iman hadimee anoo kuu hanwaynbaa halbowlaha igoysoo warba iima heyside hadal tiro ma fiicnee adoon iga haraadin maxaa kula hagaagsan inaan kaa hadhaan imika taladeed hayaa hadaynaan heshiinayan wa inaynu kala hadhnaa kala hawl yaraysanaa halka nagu wadeeniyo howdada madiiniyo hayadiin aogaanee waa in lahabsadaayoo hodan noo qodeysaa ragu hos u eegaa hedu way baxaysaa ilayn haydsan maaye aa kaa horeeyee hadii kale aan hoydoo halkii loo badnaa iyo aakhiro u hayaamee
Queue is empty
-- / --