1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Waxaan goconayaa
Xaal gabeebay
Ii gaysatee X2
Gudi yahay maqloo
Gudi yahay maqloo
X2
Hanaloo garnaqo
Aniga iyo gacaladayda
Hanaloo gar naqo X2
Gacaladaydii aan
Lahaa nacab ka goo X2
Anigay guhaad iyo
Colaad ii gaysatee X2
Gudi yahay maqloo
Gudi yahay maqloo X2
Hanaloo garnaqo
Aniga iyo gacaladayda
Hanaloo garnaqo X2
Anoon gubayn bay
Giirataayoo igil gishaa
X2
Gabal kii dhaciyo
waagii guduutaba
Igar bisaa X2
Gudi yahay imaqloo
Gudi yahay maqloo X2
Hanaloo garnaqo
Aniga iyo gacaladayda
Hanaloo gar naqo X2
Waxaan diidayaa
Doqonimadiyo hiboy
Dalab sigee X2
Waxaan doonayaa
Nolol daacadiyo isku
Duub nidee X2
Door baan bidee
Adna ila dadaal ama
Haba dagtee doonida
Bur buri X2
Waxaan diidayaa
Inaan Kaa durkoo
Sida dowri aar
Dibadaha maree X2
Waxaan doonayaa
Dawadaydiyeey inaan
Kaa dugsado nacab
Daalinee X2
Door baan bidee
Adna ila dadaal ama
Haba dagtee doonida
Bur buri X2
Adigoo kale lama
Abuurinee X2
Meel i oloshaad iin
Ku reebtee X2
Hooy malaha amaan
Taydii waaba eedee
Erayaday daad amarka
Saartee X2
Aramidayda waad
U aayartee ina rag
Waakii adkaystee
Kaa oolay X2