VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haweenka - Lyrics

Imisaa beer laxawsigeeniye Bogiyo kala jaray wadnaha Imisay beeruhu lusheenoo Hadeer baadi doon ku maqan 2× Sawtay sunduluuc ahayd Goodharkii labaad ma noqon Sawtay garanuug ahayd Goodharkii labaad ma noqon Waa balaayo buur baanihii Hana badin alahayoow naftooda Hana badin alahayoow Waa balaayo buur baanihii Hana badin alahayoow haweenka Hana badin alahayoow
Queue is empty
-- / --