VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaynaan hishiineen - Lyrics

Nin haween jeclaaday Howl iyo dhibaatiyo Waayi maayo hadimee X2 Anoo kuu hanwayn baad Halbowlaha igoysoo Warba iima hayside X2 Hadal tiro ma fiicnee Adoon iga haraadin Maxaa kula hagaagsan X2 Inaan kaa hadhaan Iminka taladeed hayaa X2 Hadaynaan heshiinayn Waa inaynu kala hadhnaa Kala howl yaraysanaa X2 Halkaad nagu wadeen iyo Hagar daamadiiniyo Hayadii ogaanee X2 Waa in lahub sadaayoo Hogaad noo qodaysaan Aanu hoos u eegnaa X2 Hadal tiro ma fiicnee Adoon iga haraadin Maxaa kula hagaagsan X2 Inaan kaa hadhaan Iminka taladeed hayaa X2 Hadaynaan heshiinayn Waa inaynu kala hadhnaa Kala howl yaraysanaa X2 Hadu way baxaysaa Ileen haysan maayee Aan kaa horeeyee X2 Hadii kale aan hoydoo Halkii loo badnaa iyo Aakhiro u hayaamee X2 Hadal tiro ma fiicnee Adoon iga haraadin Maxaa kula hagaagsan X2 Inaan kaa hadhaan Iminka taladeed hayaa X2 Hadaynaan heshiinayn Waa inaan kala hadhnaa Kala howl yaraysanaa X2
Queue is empty
-- / --