VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhahaygaa U Ooyayoo - Lyrics

Afkayguba Ma aamusoo Uurkaygu way olalayaan ayaa arkoo aaminaa indhahaygaa oyayoo Yartaan awaadeed u oo maana axdaan wada marnoo may oofinine nabsi oodaabaan ku albaabayaa ayaa arkoo aaminaa indhahaygaa oyayoo Yartii aynigeed u ilwaadsanayd ereyada kal gacal tii i odhan jirtee ubaxii janada midkaan ugu jeclaa ayaa arkoo aaminaa indhahaygaa ooyayoo Sida ubad aan dhalay yartaan eegan jirey taan aawadeed aanfacada u nacay waxa la yidhi armiyo amakaag tayoo anfariir tayoo ambatoo luntee ayaa arkoo aaminaa indhahaygaa ooyayoo
Queue is empty
-- / --