VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jowhara Luula mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Dhuule
Jowhara Luula

ilikiyo ilaa inta ku aqiin ayaan gudha
uurka kama ladinoo naftii olol iyo
aamusbaad galisee wixii aawadaa
amuur iqabsaday ilaah kaama dhafo aakhiree
waa jacalkaagee taan ujiir go'ayeee
ala janooy aawadaa ma jiifsado eey
dawadaada lay diidyoo bilayno oo aan
dubay iyo dahraan tagayoo dayuurado
laygu doonaayo sidii dahab lay dawariyaayo
ana dabiibkayga diifad galiyaayoo
ku dibona nafbaan dandodaaye
howd jagaaya halabsadayoo baabuur
habeenkiina dharoor usii hoy dooo
ka haw iri hiirtii waaberi oo hadhkii
maalin haday tahay galool hadh
dacarle hoos galayoo halkaana
cabaar kuyara hakadoo sidii
haatufkii wax bay la hadloo
hareertayda eegayoo hinqadoo
haleeyey hubkaan sitoo idiloo
hayaan howl tagaaya haybsadayoo
hore usoco bay yidhaah deenoo
kusoo hirtay hugunki reeraha oo
hoosbaan u waraysatay hoygoodoo
kamaan helin taan u howl galayee
qanatankee la qaawan yahiyoo dharaarta
qoraxdiyo qudhaanjo maqnayn
qudhaydaad goysay waa laguu qaban
malaa'ilkata qalinka loo dhiibiyo
ilaah qaadirkaa wax qarin waayoo
qiil aad ku baxdidna kuuma furnee
qowlkee bad la hortagi qiyaamaha ee
layga kaa qaad yoo layna kala qariyee
ala qacdaan ku arkaan is qoonsadaaye

codkii Omar Dhuule