VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La igama horraynin - Lyrics

anigoo haboonoon dhibi ii horaynin habeenkaan ku arkay miyaa la i haleelay humaagaagii fiicnaa miyaa la i horkeenay lagaagama horaynine miyaa lagu haleelay la iigama horaynine miyaa la i haleelay cilmi kii haligayee qays caamir hooyaa i hogaaminaayoo halbawlaha i gooyee hedu way baxaysaa wadka lama huraayee hadhaw yaad ku sheekayn nacasnimuu ku hoydee ha ii halaadin adigaan anba kuu hanwaynee hadii aad wax garad tahay halisbaan ku suganay hogiibaan dul aalaa nin aanu hurayninee haween ha igu noqonine abaal ii hanbaysoo
Queue is empty
-- / --