VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuralcayn – Xamar - Lyrics

Xabad yahay waxaad tahay Xulashada haween koo Xaqiiqdii mid kula mida Wali lama xambaarine X2 Xuural cayn lamoodyay Xaragada u dhalataay X2 Gacmahaaga xaada leh Markaan soo xusuustaba Xadan toodayay X2 Xidig yahay amaanoy Talo iga xaniban tee Xidig yahay aamaanoy Xabaal baan dul aalaa X2 Xishoodka iyo edeb taba Midii loo xanbaarshaay Xidig yahay dhankaygii Xiisaad kuleedahoo X2 Xuural cayn lamoodyay Xaragada u dhalataay X2 Gacmahaaga xaada leh Markaan soo xusuustaba Xadan toodayay X2 Xidig yahay amaanoy Talo iga xaniban tee Xidig yahay aamaanoy Xabaal baan dul aalaa X2 Ku xeen daaban inan yahay Caashaqu xagaygee Adna xadhiga ila qabo Xaq baan kuugu yeeshee X2 Xuural cayn lamoodyay Xaragada u dhalataay X2 Gacmahaaga xaada leh Markaan soo xusuustaba Xadan toodayay X2 Xidig yahay amaanoy Talo iga xaniban tee Xidig yahay aamaanoy Xabaal baan dul aalaa X2
Queue is empty
-- / --