VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo miyaan ceershaa - Lyrics

miyaa ciil loo dhintaa miyaa cadho lala tagaa miyaa camal loo dhintaa nasteexo miyaa la caydhshaa miyaa cadaw loo jabshaa ruuxaad calmateed jeclaatay dunida uga caaganaatay nafteeda iyadoon canaanan ma inay kugu caasidaa hadii cabanyahaw bislaaday codkaagu naftayda deeqay hadaan cindigayga laabtiyo aan calooshayda kuu baneeyay dawooy ma inaad i ciishoo cakuye la igu wiirsadaabaa jacaylku markuu i ciilay markuu cududaha i gooyay dhibaato markaan cantuugee waliba la igu sii cuslaaday dawooy ma inaad i ciishoo cakuye la igu wiirsadaabaa anigoo qaba caafimaad markaad cudur igu bilowday hadii calaf waa nasiibe hankaygii aad cirka ku laashay miyuu camal iga baxaa miyay cabashadu i daysaa
Queue is empty
-- / --