Inanyahay rag iyo dumar
Ruuxaad isbarataan
Kaa raysanmaayee
Maruun soo rogaal celi
Hadaad raali iganoqon
Raxmay kuma idhaahdeen
Rabaa I IG inanyahay
Wali waan Ku raadshaa

Canbayahow rakada koray
Waaban kugu riyoodaa
Hadaad raali IGA noqon
Naftaydaa rafaadoo
Raxmay kuma idhaahdeen

Exit mobile version