VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxma v2 - Lyrics

inanyahay rag iyo dumar ruuxaad is barataan kaa raysan maayee waabu kuu riyaaqaa hadaad raali iga noqon raqdaydaan markaan go'o raxmaay kuugu iman rugtiinee RABBI igu og inanyahay wali waan ku raadshaa canbayahaw rakada koray waaban kugu riyooda hadaad raali iga noqon raqdaydaan markaan go'o raxmaay kuugu iman rugtiinee
Queue is empty
-- / --