cakuye dadka ruux
caloolnimo gawlo
cad gacal goobo ku yaal
lama la cugtaa
ku caynsha markaa
caaawa sidii dheh
cir jeexda iga dhowr
waaniga ku cowdo
cadka la iga beer
cayniga iga ahaane
sidii cilmina calacalaye

adiga a cugtay ruux
kuu caabiyaayo
dhagaha ka ceeshaday
afka ku idhi saw
intaad cugta kula
ciil qabaaye
inaad ciirta ku lula
ciil ii qabaaye
markaad calmataa
caaqibad gaabta
naa codkaa sucurku
caloosha gasho
carabkaagu uu dirin
nin cabashada

Exit mobile version