Heesta Talo gooniya - Lyrics
Gardaro iyo xumaan
Gacalooy aniga iigaysatayee
Waxaad kaargashaa
Nabsigaa gudahana
Aba kuu guntee way
Kala guurnayoo kuu
Gaarabaad iigoosatee
Haygu haadinoo
Gujadana igadaa
Joogta goorwalboo
Yaan galin dhawaa
Godka aakhree guuluhuhayee
Talo guurayoo kugaraabaad
Iigoosateee
Haygayn guloo
Nacab ii guntani
Ima gubi karo
Ee gacantaada midig
Gadhkiyo iyo wadnaha
Gulxab igaaga jiid
Tala gooniyoo
Kuu gaaraba
Ii goosatoo
waa xagaad gashaa
Nafisigaa godaala
Kolba kuu guntane
Mala waan gafee
Iga aargudoo
Nafta iga goo