VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waa lagaa gardarnaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Dhuule
Waa lagaa gardarnaa

Garan maayo meeluu
Nabsigu iiga soogalyee
Godob iyo cadaawaa
Malaha guriga iiyaale
Anigaa isu gaystee
Xumaan layma gaadh siine

Waa laguu gafoo waa
Lagaa gardarnaadayay
X2

Gacalkaad lahayd baa
Yaxaas afka kaaga
Galshee X2

Gil gishee wax ba
Kuuma goyn karayee X2

Gal batayay allow gabar
Yahay kuu gar gaar X2

Garab kaaga illaah
Hagalee X2

Ma garbaa umad yahay
Garaadka qabtaa ruuxii
Gabaneen gugeedu dhameen
Falaadho lagu gano nafteeda
Gubiyo in lagu ganbiyo
God aakhiro

Ma'ay garan waayin
Taladaa ka gudub tayee
X2

Good iyo abees baa
Maandhaay geed
Laguugu xiree X2

Gubatee wax ba ha
I guhaadininee X2

Gal batayay allow gabar
Yahay kuu gar gaar X2

Garab kaaga ilaah
Hagalee X2

codkii Omar Dhuule