VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Banaadir - Lyrics

banaadir waa baladkii hooyo igu barbaariso bisinka ku bilaabayoo ku bartay quraanki uma quudho balaayoo burburin maayo nabadoo baas abuur noqon maayo bur dheer ka tuuri maayoo ciidankaan ku biirayaa buudbaan ka dufaacayaa waa meel barwaaqoo nimcadu ay ka buuxdooo beeraha dalaga beriga wabiyada burqaniyo baliyada xareeda liyo bad ay hareer martee badiicoow alllahayoow barwaaqada ha baahdee barinayee samo baxee alloow noo biiri nabadaa bilaneey banaadireey boqoqradii dalkaygaay bilaneey banaadireey boqoqradii dalkaygaay bulshadaa ku jeceloo kuu basaastay adigee quruxdiyo bilicdaaduna indhahaa u bogayo baryo hadanaan ku arag hurdo bogan maayoo heel dhamada baladuna niyadu bogsan waysay waa meel barwaaqoo nimcadu ay ka buuxdoo beraha dalaga bariga wabiyada burqaniyoiyo baliyada xareeda leh iyo badu ay hareer martooo badiicoow alllahayoow barwaaqada ha baahdee barinayee samo baxee alloow noo biiri nabadaa
Queue is empty
-- / --