VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abshir iyo ijaabo - Lyrics

Sida heego roob iyo Hoobaanta hadalkiyo Daruuraha hilaacaay Hirarka iyo quruxdiyo Haybadiyo aslubtad Dumar ugu horaysaa X2 Habeenkiyo dharaartii Hurdo kaama seexdoo Adaan kugu hamiyaya Waxaan ahay nin han- Adoo kuu heelan adi- Gee hagar li'i isoo raac X2 Ma ogtahay hibaaqay Haben kaan isbaranaa Nafta kuu hibeeyoo Xididada wadnaha iyo Habayaasha dhiigaa Halistaad ku taalaa X2 Haween kaba dhaman Tood hablo tan kadoor Tee naftu ay lahaysaay Waxan ahay nin hanado Kuu heelan adigee hag- Arli'i isoo raac x2
Queue is empty
-- / --