waa ayaamo cudoonoo
cadceed weeyi ifaysoo
ciid weeyi islaamoo
casiiskeen ina siiyaa
caawa noo bilanaysaa
cisi weeyi aduun
waa calaamatul qayr
ciidul caafiya weeyaan
caafiamaadka aduuniyo o
cafis baan dalbanaynaa
cadilkeen ha ina siiyee
ciid wanaagsan ku ciida
umadyahay ku ciida
ciid wanaagsan ku ciida
somaaliyeey ku ciida
ciid wanaagsan ku ciida

Exit mobile version