Deegaan kalgacal
Ubax doog leh iyo
Dareen caashaqay
X2

Dookh iyo nasiib
Dumar lama sinide
Taan doortayay x2

Waxaan diida oon
Dacal mara hablaha
Taan udeexday iyo
Dawadaydiyay x2

Duco waalidoo
Daa'im keen aqbalo
Arooskeena dihin
Haku soo degtee
Adiguna dadaal
X2

Ruux daaacadoo
La dugaashadiyo
Dayax nuurayaay
X2

Dadnimiyo wanaag
Da'daa lama sinidee
Darman taan xushaay
X2

Waxan doonaya ubad
Diin lahoo deqdii ilaah
Dartii lagu helee x2

Duco waalidoo
Daa'im keen aqbalo
Arooskeena dihin
Haku soo degtee
Adiguna dadaal
X2

Exit mobile version