raaxada aduun
idka waxa ku hela
ninka oori wacan
alle siiyayee
awlaad qurxoon
inamiyo hablaba
u gardaadise
afadiisa tahay
noloshaad u tahay
cawo iyo ayaan
iyo udub dhaxaa d
abaayooy farxyaay
inhdahad u tahay
ubax iyo iftiin
ay ku ildoogsadaane
amaan iyo wanaag
udgoon iyo arwaax
adigaa habyaday
asalkeed adaa
idilkeedba qurux
anshax iyo ilwaad
farxiyaay adaa
adigaa hantiyay

orod iyo ayaan
lama gaadho abid
ninka oori wacan
alle siiyayee
awlaad qurxoon
inamiiyo ablaba
u gardaadisee
afadiisa tahay

Exit mobile version