Sida heego roob iyo
Hoobaanta hadalkiyo
Daruuraha hilaacaay
Hirarka iyo quruxdiyo
Haybadiyo aslubtad
Dumar ugu horaysaa
X2

Habeenkiyo dharaartii
Hurdo kaama seexdoo
Adaan kugu hamiyaya
Waxaan ahay nin han-
Adoo kuu heelan adi-
Gee hagar li'i isoo raac
X2

Ma ogtahay hibaaqay
Haben kaan isbaranaa
Nafta kuu hibeeyoo
Xididada wadnaha iyo
Habayaasha dhiigaa
Halistaad ku taalaa
X2

Haween kaba dhaman
Tood hablo tan kadoor
Tee naftu ay lahaysaay
Waxan ahay nin hanado
Kuu heelan adigee hag-
Arli'i isoo raac x2

Exit mobile version