logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hmbalyo bashiir iyo axlaam mp3 ahaan

Sawirka Omar shariif

Omar shariif

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Hmbalyo bashiir iyo axlaam lyrics

labadii is hanatee inay guri wadaagaan
ku heshiiyay guurkoo
guushiii haleeshoo hamigiini gaadheen
halyayoow bashiiroow axlaameey habooney
hidaheena weeyoo
hanbalyaynu leenahay ducaan idin huwinayna
hodan iyo nimcaba hela jacal aan hadhayn
hanad iyo hablaba farxad iyo hantiba
nolol horu markeed
labadii hanaankiyo hubsanaanta noloshiyo
ku heshiiyay samaahow
hoobaantii guratoo hamigiinii gaadheen
horseedoow bashiiro axlaameey haldhaayeey
waa hilinka noloshee
Lyrics by Masuul.com

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --