VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaceylkaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar shariif
Jaceylkaa

Ilmo dhowr habeen
Jiray hadaan walidkii
Dhalay x2

Dhibatada ka cellinoo
Ha iga dhicin ha dheel-
Iyin dhab dhabta lagu
Hayn x2

Inta uu dhamees
Noqon dhaqsa uma
Koraayoo dhici mayso
Qayrkii inuu dhinac
Istaagee x2

Jacaylkaa dhigiiso
Dhaqalaha ubaahane
Waa in la isla dhowra
Hadii kalase lagu
Dhimay x2

Dhir hadii la beero
Dhulka lagu talaalo
X2

Biyaha dhuunta loo
Saarin loo qiyaasin
Dhoobada ma dheer-
Aado xidid kuye x2

Laamo dhumuc
Uyeeliyo ubax wada
Dhalaliyo dhameel
Ma bixisoo dhalima-
Ayso miro wacan
X2

Jacaylkaa dhigiisoo
Dhaqalaha u baahane
Waa in laysla dhowra
Hadii kalase lagu dh-
Imay x2

codkii Omar shariif