VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Laxaw Lyrics

Marbaa ilabaysee
Leertii layga oodee
Lurna iima laabnee
Anaa laabtay shid-
Maayee x2

Lilaahi nimaanta
Intaan islahaa laq-
Dabaa ilugoysayee
X2

Leertaan macaantiis
Lee leexiskeed liib-
Aansahaay iga lee-
Xiyeenee x2

Labatansanaa luqu-
Ntaa la iigaliyee ma
Laaf yoon karaayee
Way ilaciifihayaanee
X2

Lixdayda lixaad waa
La isku soo laaboo
Leeb maa la igu soo
Libdhiyee x2

Leertaan macaantiis
Lee leexiskeed liib-
Aansahaay iga lee-
Xiyeenee x2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --