VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhiimka caashaqa - Lyrics

Inan yahay milgiyo Sharaf iyo midab la Daawado maashaa Allaahuye mowle kuu ibeyoo madhafan Ka dumarkiyo marwo Loo xushaa tahay X2 Ana milicsigaagiyo Mudanay kalgacalkiyo Caashaqii imuday baa Igu soo mirkacayoo Maankiyo naftayduba Adaan kugu maqsuda X2 Mahuraanka noloshiyo Manfacii aduunkaay Maamuuska guurkiyo Waa muhiim jacayl Kuye mirahiisa ilaguro X2 Inan yahay man iyo Ubax iyo geed magoloo Qurux lagu maneestaa Muuqeedii leedahoo Macanay dareenkiyo Miskaxdaad ku laran Tahay x2 Ogow muhashadadiyo Mowjadii kalgacalkiyo Laxowgan maqurtana Igu maaxanaayo maq- Rib cishiyo subax Marba soo xusuustaa X2 Mahuraanka noloshiyo Manfacii aduunkaay Maamuuska guurkiyo Waa muhiim jacayl Kuye mirahiisa ilaguro X2
Queue is empty
-- / --