VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naciima - Lyrics

waligay intaan jiray indhahaygu may qaban gabadh adigoo kale cimrigay ismaan odhan arligay ku nooshay adigana naftaydiyo waxaad tahay arwaaxo uurkaad ku taalaa ku aaminaayee waxaad tahay naciimaay aayahayga noloshiyo intifaacsigaygee ilwaad qurux inaad tahay arligaaba qiraayee indhahaygu daymada aday kugu il doogtaan marka ay ku eegaan aday kuu ilmeeyaan ubaxii jacaylkee edeb lagu barbaarshee asluub lagu manaystee oori lagu kalsoonyoo aqal lagula hoydaay astaan waxaad u leedahay edebtiyo xishoodkoo uurkaad ku taalaa waan ku aaminaayee
Queue is empty
-- / --