Naftuba kala midab
Qurxoon dadkuna kala
Qaayo wacan haween
Kuna duwane waxad
Tahay raad qabow
Qudhay daan kaa
Jeclahay x2

Quruxda noloshayda
Iyo sharafta qoyskaa
Tahoo qalbiga farxad-
Iisiyay qudhaydaan
Kaa jeclahay x2

Awlaadayda qaaliga
Qureeshtii dhashaay
Dhib iyo hagar kuuma
Quuree qayrkaa ugu
Sharaf badnow aakh-
Irana janadii qabobed
Ahow kuwa loo qal
Qaalshay malaa igtu
Haku qaabilan
X2

Amanta qof loohuroo
Murtida u qalma jiree
Marwaa tahay looo
Qiroo qadarin iyo mud-
An tixgalin qudhaydan
Kaa jeclahay x2

Xaaskii rabi ii qoree
Nolosha ila qaybsatay
Qahiradii rabi iiqoraay
Nolosha ila qaybsatay
Qowlkaaga wanagsan
Baa naftayduna qayb
Ku tahay x2

Awlaadayda qaaliga
Qureeshtii dhashaay
Dhib iyo hagar kuuma
Quuree qayrkaa ugu
Sharaf badnow aakh-
Irana janadii qabobed
Ahow kuwa loo qal
Qaalshay malaa igtu
Qaabilaayaan x2

Exit mobile version