jaceyl aayatiin labaa
abuurnoo waad ogeydee
intaan ugubkiisii mudaybaa
ilaalshoo waad ogeydeee
abayde sidii udhowree
markan kulahaa ugaasooy
ujeedo fog baan lahaa
afibadantaan lahaa
amaanada dhowr baan lahaa
markii ubaxii is gaadhay
markuu intifaacsi joogo
maxaa uur xumada keenay
maxaa odayaal xil sidey
dagaal llogu oogayoo
maxaa loo inaasho koor
waliba aflagaado keenay
abaal daraney hadaad
ujeedo xingaara uguuxday
ilowsho dhawey nafsaa
dhexdeena ka awdanoo
wuxuunbaa quracdoo
anigu kaa aarsan maayee
ilaahbaan talada saartay
indhuub baa shax kaa dilooo
irbad lagu geeyay maqal
ogaal marqaati fiican
ahana waa laga tagaa
imaankaa lagu dagaaye
markay oomane ku guushey
aroori shub baa alahaa
imaankeedaa godlane
cadaabo cun baa lahaa
markaan waajibkayga hushay
markii aan aamin sugaayey
maxaa aamino xun keenay
maxaa oorida ninkeedii
ablay loogu daadaayoo
waliba saaraarta guurkiyo
maxaa idiinn xambaarshay
abaal daraneey hadaad
ujeedo xinkaa uguuxday
ilowsha dhawey nafsa
dhexdeenan ka ooganoo
ruxun bay qaracdooo
anigu kaa aarsan maayee
ilaahbaan talada saartay
ilaahbaan talada saartaay

Exit mobile version