VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cilmi - Lyrics

Cilmi kii uwaramee Laylana huraa Sida waqaql daruuriyo igu waa bariistoo Jac la igu waraybaa Wadnahayga xididda Warmo iga dhacaayee Ma waxaa hiloodee Wanaagiyo kalgacalkii Xiisahii wacnaa Waqti hore la soo maray Bal maxaa inakala waday Adigu war la'idaa Layguma wadaagee Wanaaga iyo dhibaatada Ilayn kuma waari dooonee Haddu dumarku waycsaday Uwaramay ibliiskuna Marban anoo wacan Naa adigoo waayo kulantee Waqti lama huree Iswareesan doonaa
Queue is empty
-- / --