VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duluf - Lyrics

Hobeeya heesta waa Hadalkii horee hobeeya Aniga waan iska haajiraaye Hadii oon hadalkeed oon waayee hobeeya Hal daqiiqo hadan ku waayo Ku hoydoon hdal aan wadaaye hobeeya Nin hoodiyo nasiib le Aqal kugula hoyadee hobeeya Hobeeya hobeeya Heesta waa hadalkii horee hobeeya Hanaanked hanaanked Heesta waa hadalkii horee hobeeya
Queue is empty
-- / --