VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardowsa - Lyrics

fardoosaay fiicnidaada anigaa ka faaleyn kara fiira maad ii lahaatide ha igu ficlin faqrinimada fikir iyo waxaan filaynin ha iga fogaan waligaa anagoon kala fududaan yaa nalaga faa idee ma fiicnayn fool la iska fiiqaay fardowsaay walal adigaa feedhay ku taal
Queue is empty
-- / --