VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hobeeya - Lyrics

hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2 aniga waan iska haajiraayaa hadii aan hadal keeda waayee hobeeya hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2 hal daqiiqo hadaan ku waayo kuu hoydoon hadal aan wadaayee hobeeya hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2 nin hoodiyo nasiib leh aqal kugula hoyaadee hobeeya hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2
Queue is empty
-- / --