Haaaaa
Hurda gama mallada oo
Gacligaa maguura oo
Galiilyada jirkaygana
Dhababaaye gogashee

Weeey
Geyigeennoo weyn
Guulleyda oo badan
Nin dartaa u golongolay
Lama gooyo hanaqee

Nimuu gubay jacaylkii
Kana jaray gasiinkii
Gantaaladu kataagtuuu
Haddaad garasha leedahay
Hiboo lama colaadshee

Ha i gabin ha i gooyin
Amba kuma gohaadsheene

Weeey
Geyigeennoo weyn
Guulleyda oo badan
Nin dartaa u golongolay
Lama gooyo hanaqee

Haaaaa
Hurda gama mallada oo
Gacligaa maguura oo
Galiilyada jirkaygana
Dhababaaye gogashee

Nimuu gubay jacaylkii
Kana jaray gasiinkii
Gantaaladu kataagtuuu
Haddaad garasha leedahay
Hiboo lama colaadshee

Ha i gabin ha i gooyin
Amba kuma gohaadsheene

Exit mobile version