VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay - Lyrics

inanyahay la ila rabee reerkoodu ila doonayaay adiguna ma i raacsantahay sheeg mise dantaydaan kaa raacdaa rog rogoo runtii sidaad ku raali tahay sheeg dhulkoo rooble rays iyo xareed aan raraabanee ma rabtaa aroos inanyohow rag iyo dumar labadii rafiiq noqon karaa nolol iyo raas wacan dagee anigoon ku reebaynin hadana iska riixayn kugu raacay guurkee dhulkoo rucuble raxaws gogole aan raxaabanee waan rabaa aroos
Queue is empty
-- / --