VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayloo idaa - Lyrics

Jacayloo idaa Sedax maado igu idaa Dumarkii xishoon jiray Raggu dadab la gali jiray Duunyana ka bixi jiray L Dayax la moodyahay Da'da dunidaan joogtana Dooqaygana kama helin Igu daa jacayloo Mar hadaan dahabiyo Daaro fooq lahaynoo Cidna dibadda ii jirinee Doolar ii iimaaneen Danyar igu xisaaboo Igu  daa jacayloo
Queue is empty
-- / --