muxuboo muu na beeshayaye
moosinkeed waa la moodaye

muslinkan murmaaye ma ahe
laga maarmo maalinkaa
nuurtiis manoo ahayd

laba miira loo muraa
waa laygu maadsada

markii ninii usoo murtee
meerla waa ka modlahe

midii maadi maal aduun
laka soo masoomiya
mooli igu miijisee

laba miira loo muraa
waa laygu maadsada

Exit mobile version