VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siia laba wa laala - Lyrics

sida laba walaala ah maan nogono macaneey sida layla iyo qays inaan noqono laba gudha ana lahasho awgaa maladoo hurdada baas lixda saac habeen baan liila law la iigu heesaa hadaad adigu ladan tahay inan liito ma ogtahay mise waaban lumayoo lurku waa igu kaligay sida looxa iyo diir inaan nogono laba mida sida leeb kadhacay gori inan nogono laba gudha aniguna libaaxii jacaylbaa ilagdamayoo mise waaban lumayoo lurku waa igu kaligaay
Queue is empty
-- / --