VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Uur kutaaladaydii mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar shooli yare
Uur kutaaladaydii

inan yahay adigaan kuu oomayoo
kaa ishaartay aduun yadoo idil
uur kutaaladaydii oomanaa jacaylke
waxa aniga iiroon raga geeda weyaan

axdigii oon lahayn maad ilowdayoo
hamada uur xumadeed maxan idhaa

codkii Omar shooli yare