VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurkayga arwaaxisoo - Lyrics

madaay iyo aabahay adigaan kaa aaminee axdigaa ma illoobinee ii arwaax ha i oominee intee aadday ayaantaan adaan kuu imidee amaannaa heli waayee adaan kuu imidee uurkayga arwaaxisoo adigaan kuu oomanaayoo malla ooday ayaamahan araggaaga la waayee intee aadday ayaantaan adaan kuu imidee amaannaa heli waayee adaan kuu imidee duulaan libtuu rabaa garabkaygaa ka duubanee degdeg iigu diroo duqoo hana daahinee soo dadaal intee aadday igaaryahoow adaan kuu imidee amaannaa heli waayee adaan kuu imidee
Queue is empty
-- / --