VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alow Yaa labo iga dhiga - Lyrics

Allow yaa iga dhiga labba Aan laxaadka kala dhiminee Kala daran mid walba Noolalkana iskaga mid ah Laxawguna uqeebsamo Si aan lurka caashaqa Ugu baxo lurkiisu Lamaanaha jacaylkee Laxaadkayga qeebsaday Laabtana ku beerantahay maanta Si aan uga lib keeno Laakinita ugu haro ayaguna ladaabta Liibaan wada siman Allow yaa iga dhiga laba Aan liishaankuna kala harin labantuna walaala ah Laacana aan is dheereen Ladaabkuna ukala harin Si aan lahanka caashaqa Ugu baxo lurkiisuu Laafyaha kalgacaylkee lubigeeyga qeebsaday Leexadaada ku beerantahay maanta Si aan uga lib keeno Laakiinta ugu haro ayaguna ladaabta Liibaan wada siman
Queue is empty
-- / --