VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos Farxad leh - Lyrics

Ayaan hagaagsan cawa wanaagsan
Aroos farxad leh aayo wacan leh

ALLAH waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Ubad doceesan abaal waalid guda

EEBE waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Owlaad baariya abaal waalid  guda

 

Aqal gashee arin wadaagtee
Aroos faraxad leh aayo wacan leh

ALLAH waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Ubad doceesan abaal waalid guda

EEBE waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Owlaad baariya abaal waalid  guda

 

Asluubta toosan imaanka suuban
Aroos faraxad leh aayo wacan leh

ALLAH waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Ubad doceesan abaal waalid guda

EEBE waxaan ka baryayaa
Inaad kala heshaanoo
Owlaad baariya abaal waalid  guda

 

Queue is empty
-- / --